Washington —
Madexweynaha Mareykanaka, Joe Biden ayaa shaley duhurkii wakhtiga Mareykanka ku dhaawaaqey inuu ka baxey tartankii doorashada Mareykanka ee 2024-ta, isla markaana taageeradiisa uu siiyey madexweeyne ku-xigeenkiis Kamala Harris inay noqoto musharraxa xisbiga Dimoqraadiga ay ku daba safan lahaayeen.
Haddaba waxa aan arrimaha ku xeeran tartanka doorashadav ee Biden ka baxey aan wax ka weydiiyey madaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxman Yabarow oo isagu inta badan noo fallanqeeya arrimaha ku xiriira siyasaddda Mareykanka, gaar ahaan doorshooyinka waaweyn.
Your browser doesn’t support HTML5