Dagaal lagu dilay Al-Shabaab badan oo dhacay

Your browser doesn’t support HTML5

Mas’uuliyiinta maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada daraawiishta ee maamulkaas iyo kuwa dowladda federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay saacadihii hore ee saaka ku soo qaadeen saddex saldhig oo dhowaan laga qabsaday al-Shabaab.