Fallanqeyn ku saabsan go'aanka Biden ku haray

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ka haray tartanka dib u doorashadiisa isagoo taageeray in madaxweyne ku xigeenkiisu ay noqoto musharraxa xisbiga Dimoqraadiga. Waxaa arrintan iyo waxa ay ka dhigan tahay ka wareysanay madaxa laanta Af-Soomaaliga VOA Cabdiraxman Yabarow.