Xamas oo la heshiisay Fatax iyo ururo kale
Your browser doesn’t support HTML5
Ururka Xamaas ee reer Falastiin ayaa Talaadada maanta ah shaaca ka qaaday inuu heshiis la saxiixday ururada kale ee Falastiin oo ururka uu Fatax ku jiro, si ay uga wada shaqeeyaan waxa loogu yeeray midnimo qaran. Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Beijing ee dalka shiinaha.