Natiijada doorashooyin ka dhacay Puntland

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga Doorashada Puntland ee loo soo gaabiyo PEC ayaa ku dhawaqay natiijada hordhaca ah ee Illaa seddex degmo oo doorashada Golayaasha Deeganka galay shalay. Doorashadan waxaa ku tartamay 8 xisbi oo uu ku jiro midka talada haya. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe kasoo diray.