Ruto oo xilal u magacaabay mucaaradka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta liiska golihiisa wasiirrada kusoo daray afar siyaasi oo mucaarad ah oo miisaan culus, kuwaas oo aad ugu dhow Raila Odinga oo xilka madaxtinimada kula tartamay.