Diyaarad rakaab oo ku burburtay dalka Nepal

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaarad rakaab ah ayaa Arbacada maanta ah ku burburtay magaalada Kathmandu ee dalka Nepal, iyadoo duuliyihii diyaaradda laga soo badbaadiyay diyaaradii oo gubanaysay, balse dhammaan 18-kii kale ee la socday ayaa dhintay.