Dowladda Jarmalka oo xirtay xarun Islaami ah

Your browser doesn’t support HTML5

Dawladda Jarmalka ayaa Arbacada maanta ah mamnuucday hay’ad ay ku sheegtay inay tahay mid gudaha Jarmalka ku taalla oo wakiil u ah nidaamka Iran, isla markaana taageerta aragtiyadeeda iyo hogaankeeda iyo waliba aragtida ururka Xizbullah.