Dhaq-dhaqaaqa ka dhanka ah Ruto ee Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Wax ku billowday olole dhijitaal ah oo ay dhallinyarada Kenyaanka ahi ka sameeyeen baraha bulshada iyagoo kor u qaadaya walaaca ay ka qabaan sharciga cashuur kordhinta dowladda ayaa noqday dhaq-dhaqaaq.