Kal-fadhiga baarlamanka Dowlad-Deegaanka Soomaalida oo furmay

Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Waxaa magaalada Jigjiga Arbacadi shalay ka furmay kal-fadhiga todobaad ee golaha lixaad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

BAARLAMAANKA DEEGAANKA.m4a