Wakiilo ka socda hay'adda CAIR oo kulamo leh Congress-ka

Cusmaan Cirro

Waxaa dhowaanahan soo badaneyey falalka Islaam naceybka ah ee ka dhacaya meelo ka mid ah Mareykanka, gaar ahaan gobolka Minnesota.

Haddaba, xubno ka mid ah hoggaanka hay’ada CAIR ee u duuda xuquuqda dadka Musliimta ah ee Minnesota, ayaa waxaa labadii cishe ugu dambeeyey waxay kulamo ku lahaayeen Aqalka Capital Hill-ka, halkaasi oo ay kala hadlayeen sharci-dejiyayaasha.

Sahra Cabdi Axmed ayaa Studio Washington, D.C. waxey ku wareysatey Cusmaan Cali Axmed, “Cismaan Ciro” oo ka mid ah madaxda hay’addaas ee gobolka Minneasoto, waxuuna uga wareamay ujeeda safarkooda iyo dhinacyadii ay la kulmeen ilaa hadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Wakiilo ka socda hay'adda CAIR oo kulamo leh Congress-ka