Fallanqeynta khudbaddii madaxweye Joe Biden

Your browser doesn’t support HTML5

Madexweyne Joe Biden ayaa xalay dadweynaha Mareykanka u jeediyey khudbad uu sharraxaad uga bixiyay sababah uu uga haray tartatanka madaxweynenimada Mareykanka ee dhacaysa bisha November ee sanadkan. Nuxurka khudbadda ayaan ka wareysanay madaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOACabdiraxmaan Yabarow.