Turkiga oo raba inuu ciidamo u diro Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ciidamo u diro Soomaaliya, iyada oo uu madaxweynaha dalkaasi baarlamaankiisa ka codsaday in ay meel-mariyaan. La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Haaruun Macruuf uga warramay arrintaasi iyo hubkii lagu boobay Caabudwaaq.