Hay’ad caawisa Soomaalida dalka Jarmalka

Your browser doesn’t support HTML5

Hay'ado Soomaali ah oo ka shaqeeya dalka Jarmalka ayaa ka caawiya dadka soo galootiga ah si ay u helaan sharciyada iyo adeegyada kale ee dalkooda. Wariyeyaasha ka tirsan VOA ayaa booqday xafiiska hay'adda Seeko ee magaalada Worms ee dalkaasi, waxaana warbixin ka diyaariyay C/xaafid Cawil Ismaaciil.