Fatahaadaha iyo guritaanka webiga Shabeelle

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaadda iyo webiga oo gura, waxa ay ka mid yihiin saameynta uu isbeddelka cimiladu ku keenay Soomaaliya. Beeraleyda magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in wax soo-saarkoodii uu aad hoos ugu dhacay sababo la xariira saameynta isbeddelka cimilada. Xuseen Xasan Dhaqane ayaa soo diray warbixintan.