Waxaa magaalada Jigjigalagu soo gaba gabeeyay kal-fadhigii todobaad ee golaha lixaad ee baarlamaanka Dawlad-deegaanka Soomaalida, kaas oo socday mudo saddex cisho ah.
Wariyaha VOA-da, Maxamed Cabdiraxman Gaataa, ayaa warbixintan kasoo diray, Jigjiga.
Your browser doesn’t support HTML5