Magaalada Laascanood ayaa laga dareemayaa isbeddel gaar ahaan dhinaca dib usoo kabashada ganacsiga, imaatinka qurbajoogta iyo dhismayaasha ka dib dagaaladii sanandkii hore ka dhacay. Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5