Guddoomiyaha guddida joogtada ah ee gollaha wakiiladda Somaliland, Xildhibaan Cabdikariin Aadan Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii ku xusnaa eeddii ay xeer-ilaalinta Somaliland ay u jeedisay mid ka mida mudanayaasha golaha wakiillada ee Somaliland.
Xeer ilaalinta Somaliland ayaa ku eedaysay xildhibaan Maxamed Abiib, dastuur jebin, falal lid ku ah ciidanka iyo weliba qodobo kale oo ku xusan xeerka ciqaabta guud.
Hase ahaatee guddoomiyaha ayaa sheegay inaanay eedahaasi dhicin, sida uu u sheegay weriyaha VOA Xamse Cali Jeesto.
Your browser doesn’t support HTML5