Roobab ka curtay Sudan oo uga sii daray xaaladda nololeed ee shacabka dalkaas

FILE - A family try to cross a flooded area after the Nile river overflowed after continuous heavy rain which caused thousands of people to be displaced in Bor, central South Sudan, Aug. 9, 2020.

Roobabka gu'ga oo ka curtay dalka Suudaan ayaa waxaa ay uga sii dareen xaaladda bini'aadanimo ee ay la daalaa-dhacayeen shacabka reer Sudan, kuwaas oo ay saamayn xooggan kaga tageen dagaalada ka socda dalkaasi.

Warbixintan oo ay qortey wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Roobabka Sudan