Ganacsatada Suuqa Soomaalida ee Islii ayaa ka cabanaya hoos u dhac dhaqaale oo ay sababeen debed baxyadii ka dhacay dalka Kenya kuwaas oo saameeyey guud ahaan ganacsiga dalka Kenya.
Hadaba warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Nairobi inooga soo dirtay Intisar Salah Hussein.
Your browser doesn’t support HTML5