IN KA BADAN 93 QOF OO KU DHINTAY DHUL GO' KA DHACAY HINDIYA

Your browser doesn’t support HTML5

Ugu yaraan 93 qof ayaa ku dhintay dhul go’a ka dhacay Hindiya ka dib roob mahiigaan ah uu ka da’ay beeraha caleenta shaaxa, waxaana ay saraakiishu sheegeen in dhoobada laga soo badbaadiyay ugu yaraan 250 qof.