Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday lacag kordhin loo sameynayo shaqaalaha gobolka Ontario oo ah kan ugu dadka badan Canada.
Gobolkaasi oo ay ku taallo magaalada Toronto, ayaa waxaa waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee dalka Canada, waxeyna kamid yihiin dadka soo dhaweeyay tallaabada ay qaadday dowladda.
Waa kan wariyaha VOA-da, Xuseen Nur Xaji oo warbixintan Toronto kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5