Dad xanuuno ugu dhintay Hirshabelle

Muqdisho

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ugu yaraan laba ruux ay ku dhinteen 21 kalena ay la ildaran yihiin kiisaska xanuunada gowracatada oo lagu arkay deegaan kamid ah gobolka Shabellaha dhexe.

Sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay inay mamnuuceen isticmaalka iyo ka ganacsiga daawooyinka maandooriyaha loo isticmaalo iyo kuwa dhacay dhibaato u geysta bulshada.

Wasiir ku xigeenka caafimaadka Soomaaliya Dr Maxamed Xasan Buraale oo khadka telefonka ugu waramay weriyaha VOA Cabdulqaadir Samakaab ayaa ugu horrayn sharaxaya xaaladda xanuunka gawracatada ee ay sheegeen in lagu arkay gobolka Shabeellada Dhexe.

Your browser doesn’t support HTML5

Xanuuno laga soo sheegayo Hirshabeelle