ISRAA'IIL OO BEEGSATAY TALIYIHII CIIDAMADA XISBULLAH

Your browser doesn’t support HTML5

Hezbollah ayaa Arbacada maanta sheegtay in taliyaha sare ee militariga Fuad Shukr uu ku sugnaa dhisme ku yaalla Koonfurta Beirut, halkaas oo ay Israa'iil gantaal la beegsatay, balse aan xog badan laga hayn xaalkiisa.