TALIYIHII SUDAN OO DIL KA BADBAADAY

Your browser doesn’t support HTML5

Taliyaha ciidamada Sudan General Abdel Fattah al-Burhan, oo ciidamadiisa ay la dagaalamayaan kooxda sida militariga u tababaran ee RSF, ayaa laga saaray xero milatari oo uu ku sugnaa ka dib markii diyaarad Drone ah ay weerartay saldhig ciidan oo uu booqanayay