ISBAHAYSIGA MIDIGTA FOG OO AWOODA HOLLAND LA WAREEGAY

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Holland ayaa dhowaan waxaa xilka la wareegay isbahaysiga xisbiyada midigta fog, kuwaasi oo si adag uga soo horjeeda soo galootiga. Isbeddelkan ayaa keenay dood iyo walaac xoog leh oo ku saabsan mustaqbalka dadka qaxootiga ah iyo soo galootiga ee dalkaasi.