Ururka macalimiinta Kenya ayaa sheegay in shaqo joojin ay sameyn doonaan bisha September oo ku beegan xilliga ay dib u furmayaan goobaha waxbarashada ee dalkaasi, haddii aanay dawladdu meel marinin hindise sharciyeedyadii maaliyadda ee sannadkan ee guddida adeegga barayaasha.
Haddaba warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisar Salah Hussein.
Your browser doesn’t support HTML5