IRAN OO KU BAAQDAY IN LOO AARGUDO ISMAIL HANIYAH

Your browser doesn’t support HTML5

Iran ayaa qabatay isku imaatin tacsi ah khamiista maanta iyadoo ku baaqday in laga aarguto ka dib dilkii Tehran loogu gaystay madaxii siyaasada ee Xamaas Ismail Haniyeh oo ay ku eedeeyeen Israel.