SAAMEYNTA SHIINAHA EE MAREYKANKA

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta Cilmi-baarista ee Pew ayaa baaris ay sameysay ku ogaatay in dad badani ay aaminsan yihiin in dhaqaalaha Shiinuhu uu dalalkooda raad ku leeyahay, hase yeeshee ay ku kala aragti duwan yihiin in raadkaasi uu yahay mid togan ama mid taban.