SOMALI KA QAYBGASHAY SHIRWEYNAHA YALI EE MARAYKANKA

Your browser doesn’t support HTML5

Ku dhowaad 700 dhalinyaro ah oo laga kala keenay dalalka Africa ayaa waxaa uga socdo magaaladan Washington, D.C. Shir loogu tababareyo hoggaaminta wanaagsan.