BANAANBAXYO KA DHAN AL SHABAAB OO KA DHACAY MUQDISHO

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay banaanbaxyo xooggan oo looga soo horjeedo ururka al-Shabaab, ka dib qaraxii dhowaan ka dhacay xeebta Liido ee ay dadka badani ku dhinteen.