HARRIS OO XULATAY MADAXWEYNE KU XIGEEN

Your browser doesn’t support HTML5

Kamala Harris ayaa madaxweyne ku xigeen u xulatay, guddoomiyaha gobolka Minnesota, kaas oo xidhiidh soke la leh, jaaliyadda ballaadhan ee ku nool dalka Maraykanka.