TURKIGA OO KU BIIRAYA DACWADDA KA DHANKA AH ISRAEL

Your browser doesn’t support HTML5

Dawladda Turkiga ayaa QM u gudbisay codsi ay ku doonayso inay dalka Koonfur Afrika ku weheliso dacwadda ka dhanka ah Israel ee lagu eedaynayo inay xasuuq geysatay, sida uu sheegay mas’uul u dhashay dalka Turkigu.