SHIRKA QURBEJOOGTA SOOMAALIYEED

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalda Muqdisho waxaa ka furmay shirka golaha maalgashiga Qurbojoogta, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii ay qurbo-joogta Soomaalidu u maalgashan lahaayeen Somalia.