DIYAARGARAWGA DOORASHADA SOMALILAND

Your browser doesn’t support HTML5

Xisbiyada iyo ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa haatan guda-galaya inay bilaabaan ololaha doorashada la filayo inay Somaliland ka dhacdo bisha November. Haddaba doorashada Somaliland iyo rajada laga qabo inay wakhtigeeda ku dhacdo, ayaan ka waraysanay, Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Caddaani