Jubbaland ayaa Go'aano kasoo saartay xirashada niqaabka Dumarka waxaana ay maalmahan wadeen olole ballaaran oo dumarka looga qaadayo indhashareerka ay wejiga ku qariyaan.
Ciidamada booliska ee Jubbaland ayaa goob fagaare ah ku gubay boqolaal niqaab ah oo ay haweenka ka soo ururiyeen, hase ahaatee waxaa tallaabadaasi cambaareeyey culimada, haweenka ayaa iyaguna ku tilmaamay inuu yahay mid aan laga fiirsanin.
Faafaahinta warbixin arimahaasi ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5