MUSHARAXIINTA HOGGAANKA MIDAWGA AFRIKA

Your browser doesn’t support HTML5

Afar siyaasi oo Afrikaan ah oo u kala dhashay Jabuuti, Kenya, Madagaskar iyo Mauritius – ayaa u tartamaaya si ay ula wareegaan xilka ugu sarreeya ee Midowga Afrika.