MOHAMED YUNUS OO DIB UGU LAABTAY BANGLADESH

Your browser doesn’t support HTML5

Muxamed Yunus oo hore ugu guuleystay abaalmarinta Nobelka ayaa Khamiista maanta dib ugu laabtay Bangladesh si uu u hoggaamiyo dowlad ku meel gaar ah, ka dib markii ay iscasishay oo ay ka tagtay dalka ra'iisul wasaarihii hore Sheikh Hasina.