SHARCIYADA DOORASHADA IYO XISBIYADA OO LA ANSIXIYEY

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansiyay sharciyo cusub oo ku saabsan doorashooyinka iyo Axsaabta siyaasadda, kaas oo ujeedkiisu ahaa in Somalia lagu hago hannaanka doorashada hal qof iyo hal cod ah.