Hadda oo labada musharrax madaxweyne ee xisbiga Dimuqraadiga iyo kan Jamhuuriguba ay xusheen qofkii u noqon lahaa madaxweyne ku xigeen, ayaa su’aasha taagan waxa ay tahay fursadaha ay dhab ahaantii musharraxiintaasi la magacaabay ku soo kordhin karaan guusha doorashada dhacaysa bisha November.
Wariyaha VOA Veronica Balderas Iglesias ayaa warbxintan ku eegeysa muhimadda taariikhiga ah ee musharaxiinta madaxweyne ku xigeenka, iyo waxa ay Tim Walz iyo JD Vance uu kiiba kusoo kordhinayo musharraxa madaxweynaha ee xisbigiisa. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
Your browser doesn’t support HTML5