Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib uga billaabanaya Ankara

Turkey Somalia Ethiopia

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda ay mar kale ku kulmaan magaalada Ankara.

Warkaan waxaa shaaciyay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Hakan Fidan. Warbixin ay Reuters qortay waxaa innoosoo koobaya Ismaaciil Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka Dhageso.m4a