Hay’adda difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa maanta sheegtay in ay korortay tirada dadka ku dhintay duqayntii u danbaysay ee Israel ay la beegsato dugsi hoy u ahaa dad Falastiiniyiin ah oo barokacay. Hay'adda ayaa sheegtay in tiradaasi ay hadda gaartay in ka badan sagaashan qof, iyadoo milatariga Israel-na ay sheegeen in ay beegsadeen xarun ay maleeshiyo leedahay.
Warbixin ay arintan ka qortay wakaaladda wararka ee AFP waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5