Isticmaalka daroogada oo ku soo badanaya Israa'iil wixii ka dambeeyey weerarkii Xamaas

People walk past posters of Israelis held hostage by Palestinian militants in Gaza since the October 7 attacks, in Tel Aviv on Aug. 11, 2024.

Adeegsiga iyo qabatinka balwadaha iyo maandooriyaha ayaa kor u kacay gudaha Israel, arrintan ayaa cirka isku shareertay tan iyo intii ka dambeeyay bilawgii dagaalka Qaza.

Dadka sida aadka ah ula qabatimay isticmaalka mukhaadaraatka iyo darooogada ayaa waxa u badan dhalinyarada Israel ee gaaray da’dii ay ku biiri lahaayeen ciidmada, sida ay warbixinta ku xustay wakaaladda wararka ee AFP, Xuseen Barre Aden Muuse ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Isticmaalka Israa'iiliyiinta ee daroogada