WADAHADALKA SOOMAALIYA ITOOBIYA

Your browser doesn’t support HTML5

RW Ethiopia iyo madaxweynaha Turkiga ayaa ka wada hadlay dadaalka uu Turkiga ku doonayo in xal loogu helo muranka u dhaxeeya Somalia iyo Ethiopia.