MAXKAMADDA WADAADKA KENYA

Your browser doesn’t support HTML5

Hoggaamiyaha koox diimeed dadka gaajo ugu dishay dalka Kenya ayaa maanta oo isniin ah la soo taagay maxkamad ku saabsan dil bareer ah oo uu u geystay 400 oo xertiisa ah.