MADAXWEYNAHA RUUSHKA OO EEDEEYEY UKRAINE

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta sheegay in Ukraine ay isku dayeyso inay wiiqdo xasiloonida Ruushka iyagoo soo galey koonfurta dalkaasi, balse aysan ku guuleysan doonin.