XABBADJOOJINTA GAZA

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Britain ayaa ku baaqay maanta xabbad joojinta laga hirgeliyo Gaza halkaasoo ay Israa'iil isku diyaarinayso weerar baaxad weyn.