Soomaaliya iyo Masar oo Heshiis Difaac kala Saxiixday

Your browser doesn’t support HTML5

Somalia iyo Masar ayaa Qaahira ku kala saxiixday heshiis difaac. Heshiiskan ayaa imanaya iyadoo shalay uu burburay wadahadalkii Turkiga uga socda Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba sideed u aragtaa heshiiskan