Bandhigga VOA: Saamaynta hoos u dhaca lacagta birta Ethiopia uu ku yeeshay gobolka Awdal

A woman counts Ethiopian birr notes

Kusoo dhowaada xubintii Bandhigga VOA-da oo ku saabsan saameynta u sarrifka lacagta Birta Ethiopia ahi ku yeeshay dhaqdhaqaaqyada ganacsiga iyo nolosha dadka gobolka Awdal, waxaa noo soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA