XARUNTA KELYAHA LAGU SIFEEYO EE WAJEER

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka deggan gobolka Woqooyi Bari ee Kenya ee ay soo foodsaaraan xanuunada ku dhaca kelyaha ayaa haatan waxaa Wajeer looga furay xarun caafimaad oo kelyaha lagu sifeeyo, addeegaasi oo markii hore ay Nairobi u tagi jireen.